主页 > 词条 > 索马里语 (SO) > Xaflada furriinka
Xaflada furriinka
Waa xaflad si rasmi ah uu cadaynaysa uu dhammaday guurka iyado kala bedalanaya wacadkii furiinka iyo dib la isku kugu celinayo farantiyada. furiinka ayaa inta badan caadi uu dhaco,xaflada furiinka ayaa waxay siinaysa dadka ku lug leh dareen isku soo dhawasho ah si muhiim uu ah noolaasha. waxa jiro dhaqamo badan oo muhiim uu ah ku meel gaarka noolaasha sida dabaaldaga dhalasho cusub,xaflada qalin jibinta qabays cunuuga xafladaha meheerka,soodhaweynta arooska,xafladaha dagiida,tacsiyadaha iyo hawlaha xuuska. si kasatba ahaatee sida ay muhiim uu tahay noolasha ku meel gaarka ah, ayaa si wayne loo yasay. The recent Chinese movie "IF YOU ARE THE ONE II" showed an elaborate divorce ceremony between a successful business man and his wife, which generated a lot of interests among wedded couples looking to part their ways.
您想要说什么?
新闻词条
精选词条
Sweden iyo wikileaks
Aasaasaha wikileaks Julian Assange ayaa lagu xakumay in ku samayay ku tacadi laba dumar markii uu tagay xagagii 2010kii Sweden intaas kadib dowladda ...